Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Oo Hambalyo Udiray Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Oo u dabaaldagaya Sanadguuradooda 77-aad,

0
Sunday December 20, 2020 - 12:43:01 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 510
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Oo Hambalyo Udiray Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Oo u dabaaldagaya Sanadguuradooda 77-aad,

    Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreye Guuto Odawaa Yuusuf Raage ayaa hambalyo udiray ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo u dabaaldagaya sanadguuradooda 77-aad ee kasoo wareegatay markii la aas aasay sanadkii 1943-dii.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreye Guuto Odawaa Yuusuf Raage ayaa hambalyo udiray ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo u dabaaldagaya sanadguuradooda 77-aad ee kasoo wareegatay markii la aas aasay sanadkii 1943-dii.

Jeneraal Odawaa Yuusuf Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo lahadlay Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida ayaayiri  Sarreeyayaasha, Saraakiisha, Saraakiil xigeenada Alifleeyda, Dableeyda, iyo Qooysaskooda iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed  waxaan ugu hambalyaynayaa xuska 20 December oo ku beegan aas-aaska Ciidanka booliiska Soomaaliyeed sanadkaan sanadkiisa waxaan urajeeynayaa guud ahaan ciidamadda Qalabka Sida hormar iyo baraare.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip