Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka oo ka hadlay Howlgalo laga Fuliyey degaano Hoostaga Gobolka Gedo''Sawirro''

0
Thursday December 17, 2020 - 20:23:01 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 374
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka oo ka hadlay Howlgalo laga Fuliyey degaano Hoostaga Gobolka Gedo''Sawirro''

    Shirkaan oo ahaa Mid Looga Hadlaayay Amniga Magalada Garbaharrey Xarunta Gobolka Gedo ayaa Waxaa Iskugu Imaaday Sarakiisha Ururka 50Aad Guutada 10Aad ee Qaybta 43Aad Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Xarunta Gobolka Gedo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirkaan oo ahaa Mid Looga Hadlaayay Amniga Magalada Garbaharrey Xarunta Gobolka Gedo ayaa Waxaa Iskugu Imaaday Sarakiisha Ururka 50Aad Guutada 10Aad ee Qaybta 43Aad Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Xarunta Gobolka Gedo.

 

Shirka Ayaa Waxaa Shir Gudoominaayay Abaanduulaha Guutada 10Aad G.Dhexe Ismaciil Sheikh Cabdi Qorax Waxaana Qayb Ka Ahaa Guud Ahaan Sarakiisha Ururka 50Aad Ee Garbaharrey,Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Shirka kusoo Bandhigay Qorshayaal lagu sugayo Amniga gobolka Gedo

Abaanduulaha Guutadda 10 Aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya G/dhaxe Ismaciil Sheikh Cabdi Qorax ayaa sheegay in Al-shabaab jab xoogan lagu gaarsiiye Howlgalo Maal,Mihii dambe laga fulay degaano hoostaga Gobolka Gedo

 










Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip