Saraakiil ka tirsan booliska Galmudug oo tababar la xirira dambi baarista loogu soo xiray Dhuusamareeb "SAWIRRO"

0
Wednesday December 16, 2020 - 19:39:54 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 352
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saraakiil ka tirsan booliska Galmudug oo tababar la xirira dambi baarista loogu soo xiray Dhuusamareeb "SAWIRRO"

    Magaalada Dhuusamareeb ayaa tababar ku saabsan baarista dambiyada iyo maareynta Maamulka loogu soo xiray tiro Askar ah oo laga kala keenay Saldhigyada Booliska Degmooyinka Galmudug, kuwaa oo mudo 11-maalmood ah ku sugnaa magaalada Dhuusamareeb.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Dhuusamareeb ayaa tababar ku saabsan baarista dambiyada iyo maareynta Maamulka loogu soo xiray tiro Askar ah oo laga kala keenay Saldhigyada Booliska Degmooyinka Galmudug, kuwaa oo mudo 11-maalmood ah ku sugnaa magaalada Dhuusamareeb.

Tababarkan oo qayb ka ah aqoon kordhin loo sameynayo Askarta ka howlgasha Saldhigyada Booliska Soomaaliyeed ee Gobolada Dalka ayay sidoo kale habka fogaan araga Zoom-ka uga qayb galeen xubno ka tirsan Booliska oo ku kala sugan Dowlad Goboleedyada kale ee Dalka.

 

  




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip