Dowlada Uk oo tababar u furtay Qaar ka Mid ah Shaqaalaha Snadario

0
Monday December 14, 2020 - 20:28:49 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 530
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowlada Uk oo tababar u furtay Qaar ka Mid ah Shaqaalaha Snadario

    Tababarkaan oo ahaa Mid lagu baranayo gar gaarka deg dega iyo sida looga howlgalo goobaha ay ka jiraan xasaradaha ayaa loo qabtay qaar ka mid ah Shaqaalaha Warbaahinta Codka Ciidamada Qalabka Sida.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tababarkaan oo ahaa Mid lagu baranayo gar gaarka deg dega iyo sida looga howlgalo goobaha ay ka jiraan xasaradaha ayaa loo qabtay qaar ka mid ah Shaqaalaha Warbaahinta Codka Ciidamada Qalabka Sida.

Qabsoomida tababarkaan waxaa gacan ka geestay Safaarada Uk  ee Soomaaliya,Wasaarada gaashandhigga,Taliska Ciidanka Xoogga Dalka.

Tababarka waxaa bixinaya Quburo dhanka Amaanka ah ee u dhashay dalka Uk waxaana kulanka Aqoon kororsiga furay Agaasimaha Guud ee warbaahinta Ciidamada Qalabka Sida  Mudane  Maxamed Muuse Maxamed.

Agaasimaha Idaacada Ciidamada Qalabka Sida oo ka hadlay furitaanka tababarkaan ayaa sheegay in waxbadan ay shaqaalaha Idaacada qalabka sida ay ka faaideysan doonaan tababarka muda uu socda.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip