Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka Oo Howlgalo Kadhan ah Al-shabaab Kasameeyay Degaano Katirsan Gobolada Jubooyinka,

0
Friday December 04, 2020 - 15:24:44 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 534
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka Oo Howlgalo Kadhan ah Al-shabaab Kasameeyay Degaano Katirsan Gobolada Jubooyinka,

    Ururka 5-aad Guutada 16-aad kumaandooska xoogga dalka ee danab ayaa howlgalo lagu baacsanayo maleeshiyaadka al-shabaab waxeey kasameeyeen degaano hoosyimaado gobolka jubada hoose halkaasi oo ay kudhuumanayeen maleeshiyaadka al-shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ururka 5-aad Guutada 16-aad kumaandooska xoogga dalka ee danab ayaa howlgalo lagu baacsanayo maleeshiyaadka al-shabaab waxeey kasameeyeen degaano hoosyimaado gobolka jubada hoose halkaasi oo ay kudhuumanayeen maleeshiyaadka al-shabaab.

Howlgalka oo ahaa mid qorsheeysan ayay kumaandooska kasameeyeen degaanada Guba"Kibir Dharkeen"Urur Canjeel kuwaasi oohoosyimaado magaalada kismaayo ee gobolka jubada hoose.

Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ayaa howlgalka waxeey maleeshiyaadka argagixisada kugaarsiyay qasaarooyin kala duwan iyagoo 6-maleeshiyaad ah kadilay halka 3-kalana ay kadhaawaceen sida uu kusoo waramayoWariyaha Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida ee Qeybta 43-aad Xoogga Dalka Shirwac Cumar Baaruush.

Shirwac ayaa tilmaamay in ciidanka ay lahadleen dadka degaanka islamarkaasna usheegeen inay utaaganyihiin sidii ay uga dulqaadilahaayeen dhibaatada al-shabaab.

 

 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip