Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka Horjooge Kudilay Shabeelada Hoose,

0
Thursday October 29, 2020 - 23:50:54 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 432
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka Horjooge Kudilay Shabeelada Hoose,

    Kadib howlgal qorsheeysan oo ay ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee danab kasameeyeen degaanka xeebta ee jilib-marka oo hoosyimaado degmada marka ee gobolka shabeelada hoose ayay ku qaarijiyeen horjooge katirsanaa maleeshiyaadka al-shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kadib howlgal qorsheeysan oo ay ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee danab kasameeyeen degaanka xeebta ee jilib-marka oo hoosyimaado degmada marka ee gobolka shabeelada hoose ayay ku qaarijiyeen horjooge katirsanaa maleeshiyaadka al-shabaab.

Howlgalka oo ay fuliyeen ciidanka sidagaarka ah utababaran ee kumaandooska xoogga dalka danab ayaa lagu dilay C/qaadir yuusf Abuu Xamsa oo Al-shabaab u qaabilsanaa xilalka tababarada Maleyshiyaadka iyo maaliyada sida ay Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida usheegeen saraakiisha ciidanka kumaandooska danab.

Howlgalka oo ahaa mid qorsheeysan ayay ciidanka ku guuleeysteen ujeedkiisa.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip