Ciidanka Xoogga Dalka Oo howlgal Miino Baaris ah Kasameeyay Degaano Katirsan Jubada hoose,
Ciidanka xoogga dalka ayaa howlgalkani kafuliyay degaanada gosha ee gobolka jubada hoose halkaasi oo wadooyinka ay maleeshiyaadka al-shabaab ku aaseen miinooyin si ay ugu wax yeeleeyaan shacabka soomaaliyeed.
Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan Guutada 11-aad Qeybta 43-aad iyo Guutada 16-aad kumaandooska xoogga dalka ee danab ayaa ku guuleeystay ineey soo saaraan ku dhawaad 10 miino oo ay al-shabaab ku aaseen woodyinka sida uu kusoo waramayo wariyaha Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida ee Qeybta 43-aad xoogga dalka Shirwac cumar baaruush oo howlgalka qeyb ka ahaa.
Ciidanka xoogga dalka ayaa waxeey kawadaan degaanada jubooyinka howlgalo lagu baacsanayo maleeshiyaadka al-shabaab.