Ciidanka kumaandooska XDS Oo Toorotooroow Kudiray Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad Katirsan Argagixisada.

0
Monday September 21, 2020 - 13:23:45 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 403
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka kumaandooska XDS Oo Toorotooroow Kudiray Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad Katirsan Argagixisada.

    Kadib howlgal qorsheeysan oo ay xalay saqdii dhexe ciidanka kumaandooska sigaarka ah utababaran ee danab ay kasameeyeen duleedka degaanka tooratooroow ee gobolka shabeelada hoose ayay kuqaarijiyeen horjoogayaal iyo maleeshiyaad katirsan argagixisada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kadib howlgal qorsheeysan oo ay xalay saqdii dhexe ciidanka kumaandooska sigaarka ah utababaran ee danab ay kasameeyeen duleedka degaanka tooratooroow ee gobolka shabeelada hoose ayay kuqaarijiyeen horjoogayaal iyo maleeshiyaad katirsan argagixisada al-shabaab. Howlgalkan qorsheeysan ayaa ciidanka kumaandooska eaxeey kudileen sideed isugu jira horjoogayaal iyo maleeshiyaad  kuwaasi oo qorshaha howlgalku ahaa.           Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida usheegay in horjoogayaasha ladilay ay ahaayeen kuwo dhitaato badan kuhayay Ummadda Soomaaliyeed islamarkaasna lasoo afjaray.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip