Ciidanka Xoogga Dalka Oo Awdheegle kudilay Horjooge iyo Maleeshiyaad.

0
Saturday August 08, 2020 - 16:36:08 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 436
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga Dalka Oo Awdheegle kudilay Horjooge iyo Maleeshiyaad.

    Ciidanka xoogga dalka ayaa howlgal ay kasameeyeen degaano hoostaga degmada awdheegle ee gobolka shabeelada hoose waxeey ku khaarijiyeen horjooge iyo maleeshiyaad katirsan argagixisada al-shabaab

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka xoogga dalka ayaa howlgal ay kasameeyeen degaano hoostaga degmada awdheegle ee gobolka shabeelada hoose waxeey ku khaarijiyeen horjooge iyo maleeshiyaad katirsan argagixisada al-shabaab

Ciidanka ayaa aroornimadii horee ee saaka kawarhelay goob ay isku uruursanayeen maleeshiyaadka al-shabaab una jirta awdheegle 6-km ayay ciidanka udhaqaaqeen waxeeyna halkaasi kudileen 8-maleeshiyaad ah oo uu kujiro horjoogihii aragagixisada uqaabilsanaa aawdheegle iyo degaanada hoosyimaada sida uu Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida usheegay Taliyaha Ururka 66-aad ee Guutada 14-ka Oktoobar XDS G/le Axmed Maslax Xuseen.

Ciidanka Xoogga ayaa gobolka shabeelada kawada howlgalo lagu baacsanayo maleeshiyaadka al-shabaab.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip