Ciidanka Xoogga Dalka Oo Degaanka Oowdinle Ee Gobolka Baay Ku Dilay Maleeshiyaad katirsan Al-shabaab kuwo kalana Nolosha ku Qabtay.

0
Monday July 06, 2020 - 19:07:49 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 934
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga Dalka Oo Degaanka Oowdinle Ee Gobolka Baay Ku Dilay Maleeshiyaad katirsan Al-shabaab kuwo kalana Nolosha ku Qabtay.

    kadib howlgal lagu baacsanayay maleeshiyaadka al-shaab oo ay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ka sameeyeen degaanka oowdiinle oo qiyaastii magaalada baydhabo ee xarunta gobolka baay ujira 30 km ayay kudileen labo katirsan maleeshiyaadka argagixisad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

kadib howlgal lagu baacsanayay maleeshiyaadka al-shaab oo ay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ka sameeyeen degaanka oowdiinle oo qiyaastii magaalada baydhabo ee xarunta gobolka baay ujira 30 km ayay kudileen labo katirsan maleeshiyaadka argagixisada al-shabaab halka laba kalana nolosha ay kuqabteen iyo hubkii ay wateen oo kala wareegeen.

Taliyaha Qeybta 60-aad xoogga dalka Jeneraal Maxamed Shiikh Cabdulaahi Cusmaan ayaa Idaacadda Ciidamadda Qalabaka Sida u sheegay in howlgalka uu aha amid qorsheeysan ayna fulinayeen guutada 8-aad qeybta 60-aad xds islamarkaasna argagixisada qasaare lagu gaarsiiyay.

Taliyaha qeybta 60-aad Gen:Maxamed Shiikh ayaa tilmaamay in howlgalka uu qeyb kayahay howlgalada dalka looga saaro argagixisada.

 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip