Horjoogahii Maleeshiyaadka Al-Shabaab uqaabilsanaa Maaliyaad Gobolka Shabeelaha hoose oo isku Soo Shiibay CXDS.

0
Friday July 03, 2020 - 08:23:19 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1707
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Horjoogahii Maleeshiyaadka Al-Shabaab uqaabilsanaa Maaliyaad Gobolka Shabeelaha hoose oo isku Soo Shiibay CXDS.

    Horjooge Maxamed Abukar Maxamed Dhagoole magaciisa afgarashada {Caato} oo maleeshiyaadka al-shabaab u qaabilsan maaliyaada Gobolka shabeelaha hoose ayaa isku soo dhiibay Ciidamadda kumaandooska Xoogga Dalka ee Danab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Horjooge Maxamed Abukar Maxamed Dhagoole magaciisa afgarashada {Caato} oo maleeshiyaadka al-shabaab u qaabilsan maaliyaada Gobolka shabeelaha hoose ayaa isku soo dhiibay Ciidamadda kumaandooska Xoogga Dalka ee Danab.
Kadib markii uu u adkeysanwaayay dhibtaada nololeedka ee ay kujiraan maleeshiyaadka argagixisada iyo tan ay ku hayaan Ummadda Soomaaliyeed.                                               Taliyaha guutada 16-aad ee danab G/le Ismaaciil Cabdimaalik Maalin ayaa Idaacadda Ciidamadda Qalabka sida u sheegay in horjooge Caato ay soo dhaweeyay islamarkaasna ay u gudbindoonaan Hay"adaha ku shaqadaleh.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip