Ciidanka Xoogga Dalka Oo Maleeshiyaad katirsan Argagixisada Al-shabaab Kudilay Gobolka Shabeelaha hoose,
Degmada owdgeegle ee Gobolka shabeelaha hoose fariisimo ay ku leeyihin ciidamada xoogga dalka ayaa waxaa soo weeraray maleshiyaad ka tirsan nabad diidka alshabab ciidanka oo ka feejignaa dhagartooda ayaa gaarsiiyay jab xoogaan.
Ciidanka ayaa halkaasi argagixisada al-shabaab uga dilay 9 maleeshiyaad ah Sidookale ka furtay maleeshiyadii weerarka soo qaaday hubkii ay wateen sida uu Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida u sheegay taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka soomaaliyeed S/guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir.
Taliyaha ayaa intaasi kudaray inay jiraan qasaare xoogan oo argagixisada lagaarsiiyay balse ay dib kasoo sheegidoonaan.