Horjoogayaal Al-Shabaab katirsan Oo Lagu Dilay Gobolka Baay,

0
Saturday March 28, 2020 - 20:31:57 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 669
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Horjoogayaal Al-Shabaab katirsan Oo Lagu Dilay Gobolka Baay,

    Laba xubnood oo ka tirsanaa Ururka Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqeyn xagga Cirka ah oo ka dhacday degaanka Buulo Fullaay ee Gobolka Baay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Laba xubnood oo ka tirsanaa Ururka Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqeyn xagga Cirka ah oo ka dhacday degaanka Buulo Fullaay ee Gobolka Baay.

Duqeyntan oo ay iska kaashanayeen Ciidanka xoogga Dalka iyo howl-galka Maraykanka Africa ee (Africom) ayaa u dhacday sidii loogu tala galay, mana jirto Qof Shacab ah oo ay waxyeello kasoo gaadhay. sida lagu sheegay warbixin ay weerarkan kasoo saareen Dowladda Soomaaliya iyo Africom.

Warbixinta ayaa lagu sheegay in Sanadkan oo keliya Al-Shabaab laga dilay 29 horjooge, ka dib duqeymo ay si wada jir ah u fuliyeen Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo howl-galka Africom.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip