Ciidanka Xoogga Dalka Oo Kaabiga Kuhayo Degmooyinka Kuntu waareey iyo Sablaale Ee Gobolk Shabeelaha hoose,

0
Thursday March 19, 2020 - 18:50:00 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 2474
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga Dalka Oo Kaabiga Kuhayo Degmooyinka Kuntu waareey iyo Sablaale Ee Gobolk Shabeelaha hoose,

    Maleeshiyaadka al-shabaab ayaa bilaabay inay isaga cararaan Degmooyinka kuntuwaareey iyo Sablaale kadib markii ciidanka xoogga dalka ay halkaasi kabilaabeen dhaq dhaqaaqyo ciidan kuwaasi oo ujeedkoodu yahay sidii argagixisada looga saari lahaa guud a

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maleeshiyaadka al-shabaab ayaa bilaabay inay isaga cararaan Degmooyinka kuntuwaareey iyo Sablaale kadib markii ciidanka xoogga dalka ay halkaasi kabilaabeen dhaq dhaqaaqyo ciidan kuwaasi oo ujeedkoodu yahay sidii argagixisada looga saari lahaa guud ahaan gobolka Shabeelaha hoose.

Ciidanka xoogga dalka ayaa nawaaxiga degmooyinka kuntu waareey iyo sablaale kabilaabay howlgalo lagu baacsanayo haraadiga maleeshiyaadka al-shabaab kuwaasi oo inta badanhaatan faarujiyay degmoyinkaasi sida uu Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida usheegay S/guuto Cabdixamiid Maxamed DirirTaliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kusugan degaanka Janaale oo dhawaan laga saaray argagixisada.

Taliyaha ayaa sheegay maleeshiyaadkii kacararay kuntu waareey iyo sablaale inay gaareen gobolka Jubada dhexe islamarkaasna ay uga daba tagidoonaan.

ciidanka xoogga dalka oo kordhiyay howlgalada dhanka maleeshiyada al-shabaab ayaa dhowaan kasaray degaanka janaale oo kamid ah meela ugu muhiimsan gobolka shabeelaha hoose.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip